Dowladaha Sudan iyo Itoobiya oo soo afjaray murankii biyo xireenka webiga Nile (Sawirro)

Sudan iyo Itoobiya oo soo afjaray murankii mudada dheer taagnaa ee la xiriiray biyo xireenka ay webiga Nile ka dhistay Itoobiya. Addis Ababa iyo Khartoum iyo Qaahira ayaa waxaa u dhexeeya muran dheer oo ku saabsan biyo-xireenka, kaasoo dowladdaha Sudan iyo Masar ay ka cabsi qabaan inuu yareeyo saamiga ay ka helaan biyaha webiga Niil. … Continue reading Dowladaha Sudan iyo Itoobiya oo soo afjaray murankii biyo xireenka webiga Nile (Sawirro)